Daawo:Rooble oo maamul goboleedyada ka codsaday hirgalinta doorashada

rooble

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula beegsadeen, isagoo ka warbixiyay socdaalkiisii London.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda dowlad-goboleedyada ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan qabashada doorashooyinka labada aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.