Dhageyso:Gudoomiye Ciro oo doorashadii axmed Madoobe ku shubtay ku tilmaamay mid Sax

guddomiyeciro

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ee heer federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka warbixiyay doorashadii ka dhacday magalada Kismaayo taas oo dad badani kasoo horjeesteen iyo sababta keentay in maamulada kale aysan wali u diyaar garoobin qabashada doorashada Baarlamanka Aqalka Sare.

Doorashadii ka dhacday Kismaayo ayaa waxaa ku guulaystay Musharaxiintii Axmed Madoobe soo magacowday oo kala ahaa Ilyaas Badal Gaboose, Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan iyo Iftiin Xasan Iimaan Baasto.

Hoos ka dhageyso wareysigii Gudoomiye Ciro Siiyey VOA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.