Dhageyso:Boqor Boqor Buurmadaw oo eedeyn kulul u Jeediyey

muse

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxda Dhaqanka Soomaaliland ayaa cambaareeyey xarig Itoobiya loogu gaystay Xildhibaan Mustafe oo ka tirsan golaha wakiilada Cusub ee Soomaaliland kaas oo xisbiga talada Soomaliland haya ee uga soo baxay Magaalada Caynaba ee gobolka Sool.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa Madaxwayne Muuse Biixi iyo Wiilkiisa ku eedeyey xariga Xildhibaan Mustafe ayna hada rabaan in hargaysa lagu xiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.