Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

aqalka sare

Cabdi Xaashi oo ka horyimid guddiga Doorashadda ee uu magacaabay Rooble

5th November 2020 admin 0

Gudoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka soo horjeestay guddiyada doorashada iyo xalinta Khilaafaadka ee uu  magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. […]

dhuusamareeb

Shabaab oo Hoobiyaal ku weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

5th November 2020 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay istaageen diyaaradii rakaab ahaa ee imaan jiray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamulka Galmudug. Sida ay […]

Rooble

Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Guddiyadda Doorashooyinka

5th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal.

khadiijo

Wasiir Khadiijo oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Banaadir

4th November 2020 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto […]

hirshabeele

Akhriso:Dowlada Soomaaliaya oo Hambalyo u dirtay Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya

4th November 2020 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. […]

luqmaan

Xildhibaannada Hirshabelle oo doortay guddoomiye cusub

4th November 2020 admin 0

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleystay C/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed. […]

ilhaan

Soomaali guulo ka gaaray doorashada dalka Mareykanka

4th November 2020 admin 0

Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga Jamhuuriga. Musharaxiin kale oo Soomaali […]

Shirka Banbaxa Golaha wasiirrada oo galay maalintii labaad

4th November 2020 admin 0

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada bulshada, […]

Bosaaso

Boosaaso oo maxkamad lagu soo taagay rag lagu eedeyey dil iyo kufsi

4th November 2020 admin 0

Maxkamadda Darajad 1aad ee Gobolka Bari ayaa saaka la horkeenay eedaysanayaal ku eedaysan fal Kufsi iyo dil iskugu jira oo loo geystay gabar yar oo […]

shuuriye

Sawiro:Galmudug oo heshiis la saxiixatay shirkado dhisaaya dekada Hobyo

3rd November 2020 admin 0

Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa maanta oo talaado waxa uu hishiis dhinaca sharciyadda Badda la saxiixday shirkadda Oriental Company oo ay […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo warqada aqoonsiga ka gudoomiyey dalalka Denmark, Ireland, Poland

3rd November 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya. Danjiraha Boqortooyada Denmark […]

wasiiro

Sawiro:Markii ugu horaysay oo shirka Wasiirada soomaaliya lagu qabtay Hotel

3rd November 2020 admin 0

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada bulshada, […]

waare

Waare oo iska casilay xilka madaxwaynaha hirshabeele

3rd November 2020 admin 0

Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu casilay xilkii Madaxtinimada Hirshabeelle.

hirshabeele

Doorashada Gudoonka barlamaanka hirshabeele oo gaba gaba maraysa

3rd November 2020 admin 0

Musharixiinta u taagan xilka gudoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta jeedinaya khubadahooda rasmiga ah ee musharaxnimada, iyadoo haatanba ay socoto abaabulka […]

ugaas

Daawo:Shir looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Muqdisho

2nd November 2020 admin 0

Beel kamida Beelaha Daga Jubbaland ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Shir looga soo horjeedo Axmed Madoobe looguna Baror-diiqayey Gudoomiyihii Amal Banka ee Magaalada Kismaayo Allaha […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes