Shirka Banbaxa Golaha wasiirrada oo galay maalintii labaad

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada bulshada, Caddaaladda iyo qorshaha waxqabadka Xukuumadda ee 100-ka maalmood ayaa lagu qabtay Hotelka Decale ee magaalda Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka furay Baxbaxa golaha wasiirrada oo galay maalintiisa labaad.

Shirka Banbaxa golaha wasiirradda oo ayaa lagu wadaa in maalinta berri lagu soo gabogabeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.