Wasiir Khadiijo oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Banaadir

khadiijo

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto Daawo iyo Raashin oo loogu tala galay dadkii uu sameeyay Robabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in deeqdan ay ka timid dowladda Masar, looguna talagalay in la gaarsiiyo bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.