Cabdi Xaashi oo ka horyimid guddiga Doorashadda ee uu magacaabay Rooble

aqalka sare

Gudoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka soo horjeestay guddiyada doorashada iyo xalinta Khilaafaadka ee uu  magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal uu soo saaray Guddomiyaha Aqalka Sarre Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo loo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ayaa lagu sheegay in aan liiska lagu soo darin xubno uu soo magacaabay gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.