Akhriso:Laftagareen oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka

laftagareen

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.