Shabaab oo Hoobiyaal ku weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay istaageen diyaaradii rakaab ahaa ee imaan jiray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamulka Galmudug.

Sida ay sheegayaan Bulshada Magaalada Dhuusamareeb joogsiga Diyaaradaha ayaa lagu sheegay kadib markii Shabaab Xabado kusoo rideen Garoonka Diyaaradaha Magaalo Madaxda galmudug.

Maamulkii Ahlusuna intay ka ariminayeen Dhuusamareeb iyo Guriceel ma aysan dhicin in shabaab soo weearaan Magaalada waxaana keentay inay shabaab soo noqdeen Maamulka Galmudug oo aanan haysan Ciidan u gaara.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.