Daawo:Shir looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Muqdisho

ugaas

Beel kamida Beelaha Daga Jubbaland ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Shir looga soo horjeedo Axmed Madoobe looguna Baror-diiqayey Gudoomiyihii Amal Banka ee Magaalada Kismaayo Allaha Unaxariistee Cabdulaahi Shigshigow.

Kulankaan oo uu ka qayb galay ugaas maxamed ugaas xaashi, Xildhibaano, waxgarad, siyaasiyiin, Dhalinyaro ayaa marka hore lagu cambaareeyey dilkiii loo gaystay Wakiilkii Amal Bank ee Magaalada Kismaayo, waxaana loogu baaqay Bulshada Jubbaland kacdoon ka dhana Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.