Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

kaafiuk

Maxamed Kaafi aadan oo u tartamaya Kursiga HOP122 ee Barlamaanka soomaliya

3rd October 2020 admin 0

Maxamed kaafi Adan Bishaar oo ah dhalinyaro hawl kar ah oo wax badan ka og dhamaan xaaladaha ay ku noolyihin shacabka gobolka Gedo ayaa u […]

boqorburhaan

Boqor Burhaan ayaa Masjid ka dhagax dhigay Garacad

3rd October 2020 admin 0

Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa masaajid iyo dugsi qur’aan ka dhagax dhigay Degmada Garacad ee gobolka Mudug. Boqor Burhaan ayaa waxaa uu sheegay inuu bixinayo […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne farmaajo oo gaaray Magaalada Jubba

3rd October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka […]

axmed madoobe

Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmaya Masuuliyiin ka tirsan Imaradka iyo Kenya

3rd October 2020 admin 1

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u safraya dalka Kenya, ka dib markii dalab uga yimid xubnaha Imaaraatka Carabta ee kusugan Nairobi oo malmihii u dambeeyey […]

ciidandhuusamreb

Sawiro:Ciidamada Amniga oo hawgal ka sameeyey Duleedka Dhuusamareeb

2nd October 2020 admin 0

Ciidamado isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa howlgallo balaaran ka sameeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan kuwa Hoostaga magaalada Dhusamareeb, waxaana ka mid […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Kismaayo kula laabtay mudo kordhin la’aan

2nd October 2020 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar mudo bil ah ugu maqnaa […]

deni

Deni oo ka warbixiyey Safarkiisa Imaraadka iyo Kenya

2nd October 2020 admin 1

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo Imaaradka. Madaxweynaha Puntland ayaa muddo bil ah […]

Caabudwaaq

Caabudwaaq oo laga reebay goobaha Xildhibanada Galmudug lagu soo dooranayo

2nd October 2020 admin 0

Habka loo qaybiyey Goobaha lagu dooranayo Xildhibaanada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Galmudug ayaanan loo marin habka Beelaha wax u qaysadaan waxaana Tusaale u ah sida […]

madoobe

Axmed Madoobe 27 kursi la siiyey halka Garbahaaray 16 la keenay

2nd October 2020 admin 0

Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa u suurta gashay sidii rabay ee ahayd kuraar badan oo xildhibaanda Barlamaanka in lagu […]

Doorasho

Akhriso:Xiliga loo asteeyey doorashada Soomaliya iyo Gobaha ay ka dhacayso

1st October 2020 admin 0

Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Maamul Goboleedyada ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada iyo Goobaha ay ka dhacayso.

Farmaajo

Habraaca Gudiga xalinta Qilaafka Doorashooyinka oo la dhaaciyey

1st October 2020 admin 0

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada dadban ee 2020/21 Hannaanka Madaxabanaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada […]

kufsi

Daawo:Gabar xanuunsan oo Garoowe lagu kusaday iyo baaq loo diray Deni

1st October 2020 admin 0

Ehelada Gabar Dhimirka ka xanuunsan oo la sheegay in Garowe lagu kufsaday ayaa Madaxweynaha Puntland siciid cabdulaahi Deni ka dalbaday inay Cadaalad hesho gabartaa kufsi […]

aqalka sare

Guddoomiyaha aqalka Sare oo magacaabay Guddi doorasho

1st October 2020 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa uu magacaabay Guddi Doorasho, kuwaas oo soo xuli doono qaar kamida xubnaha aqalka sarre […]

cabdiwayeel

Sawiro:Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Amniga oo ka qayb galay dib u dhis lagu sameynayo Isbitaalka Gaalkacyo

1st October 2020 admin 0

Wasiirka arimaha Gudaha galmudug Cabdiwaayeel, Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Maxamed Fiqi, Maamulka koonfurta Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay qeybo cusub oo […]

farmaajo

Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo ka heshiiyey Xiliga Lasoo xulaayo Barlamaanka Soomaaliya

1st October 2020 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada 5 ah ayaa is-faham ka gaarey dhismaha gudiyadda isku-dhafka ee maamuli doono doorashooyinka dalka iyo qodobo […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes