Boqor Burhaan ayaa Masjid ka dhagax dhigay Garacad

boqorburhaan

Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa masaajid iyo dugsi qur’aan ka dhagax dhigay Degmada Garacad ee gobolka Mudug.

Boqor Burhaan ayaa waxaa uu sheegay inuu bixinayo dhaqaalaha ku baxaya masjidka iyo dugsiga quraanka.

Wafti Balaaran oo hogaaminaayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay kamid yihiin Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Suldaan Maxamed Suldan ayaa Khamiistii gaaray Garacad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.