Maxamed Kaafi aadan oo u tartamaya Kursiga HOP122 ee Barlamaanka soomaliya

kaafiuk

Maxamed kaafi Adan Bishaar oo ah dhalinyaro hawl kar ah oo wax badan ka og dhamaan xaaladaha ay ku noolyihin shacabka gobolka Gedo ayaa u taagan xilka xildhibaanka Qaran.

Maxamed Kaafi ayaa u tartamaya Kursiga Sumadiisu Tahay Hop122 kaas oo doorashadiisa ka dhacayso Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.

waxagaradka iyo Aqoonyahanada Gobolka Gedo ayaa isku raacay inuu Maxamed Kaafi Aadan u tartamo Xildhibaanda Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.