Axmed Madoobe oo Kismaayo kula laabtay mudo kordhin la’aan

axmedmadoobe

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar mudo bil ah ugu maqnaa Magaalada Muqdisho.

Labada Madaxweyne ku xigeen Gudoonka Baarlamaanka iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa Axmed Madoobe kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa waxuu ku guul daraystay Mudo kordhintii uu u joogay Magaalada Muqdisho waxuuna kismaayo kusoo laabtay Asagoo Fara maran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.