Deni oo ka warbixiyey Safarkiisa Imaraadka iyo Kenya

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo Imaaradka.

Madaxweynaha Puntland ayaa muddo bil ah u joogay Muqdisho sidii ay dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay, taasi oo lagu guuleystay iyadoo xalay lasoo dhameystiray soo gudbinta habka, guddiyadda, habraaca iyo jadwalka doorashadda.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.