Caabudwaaq oo laga reebay goobaha Xildhibanada Galmudug lagu soo dooranayo

Caabudwaaq
Caabudwaaq

Habka loo qaybiyey Goobaha lagu dooranayo Xildhibaanada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Galmudug ayaanan loo marin habka Beelaha wax u qaysadaan waxaana Tusaale u ah sida wax loogu qayb Galmudug.

Qaabka wax loogu qaybiyey Galmudug ayaa waxaa dhaliilay Bulshada kasoo jeeda Waqooyiga Galgaduud sida Degmooyinka dhabad, Balanbale iyo Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.