Axmed Madoobe 27 kursi la siiyey halka Garbahaaray 16 la keenay

madoobe

Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa u suurta gashay sidii rabay ee ahayd kuraar badan oo xildhibaanda Barlamaanka in lagu soo doorto Kismaayo taas oo usuurta galinaysa inuu ciduu rabo ku magacawdo.

Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa waayey Xildhibaano saxaaiibadii ah oo laga soo dooranaayo Gobolka Gedo kuwaas oo xiriir hoose la lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.