Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

deni

Akhriso:Bangiga Horumarinta Africa oo ku gacan sayray Codsi uu Deni u dirsaday

5th June 2020 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciiid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu codsi u dirsaday Bangiga Horumarinta Africa waxuuna ka codsaday Dhaqaale toos ah oo wax looga qabto Fatahaadi […]

farmaajo

Daawo:Farmaajo iyo Khayre oo laga dalbaday inay Fuliyaan Balanqaadkoodii

5th June 2020 admin 0

Masuuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq iyo Xildhibaano Galmudug ah oo ka qeyb galay Kulan Dowladda Soomaaliya looga dalbanayay lacagtii Balan qaadka ahayd ee balaarinta Garoonka diyaaradaha […]

cabditahaliil

Daawo:Allaha Unaxariistee Cabdi Tahaliil oo lagu aasay Muqdisho

5th June 2020 admin 0

Allah ha u naxariistee waxaa qabuuraha iskuul boloosiyo ee Magaalada Muqdisho maanta lagu naasay fanaankii weynaa ee Cabdi tahliil Warsame oo muddo ka badan 15 […]

balanbale

Sawiro:Wasiiro kasocda Galmudug oo gaaray Balanbale

5th June 2020 admin 0

iyadoo ay maalmihii la soo dhaafay degmada Balanballe ka jireen cabsi laga qabay xanuunka dunida halakeyey ee Coroona virus, ayna jireed dad badan oo xuunkan […]

mareeye

Wasiir Maareeye oo ka tacsiyadeyey geeridii Cabdi Tahliil warsame

5th June 2020 admin 0

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allah u naxariistee geeridii ku timid allah […]

odawaa

Sawiro:Xarunta Taliska Guud ee qaybta 21aad oo la dhagax dhigay

5th June 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka sareeye Guuto  Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee deegaanada Galmudug  ayaa Dhagax […]

Cabditahaliil

Allaha unaxariistee Allaha unaxariistee Cabdi Tahaliil oo Muqdisho ku geeriyooday

5th June 2020 admin 0

Allah ha naxatiistee waxaa xalay Magaalada muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo ku dhaw 18 sano ku xanuunsanahay Muqdisho. Cabdi Tahliil […]

ventilator

Daawo:Magaalada Dhusamareeb oo lagu dhacay 3 Machine oo kuwa Oxgenta ah

4th June 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta soo gaaray Diyaarad sida qalabka loogu talagalay Corornaha Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal. Sadex machine oo kamida […]

coronavirus

Soomaaliya oo laga Diiwaan Geliyey Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah

4th June 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka […]

Wasiirad

GolahaWasiirrada Oo Meel Mariyay Istaraatiijiyadda La Dagaallanka Musuqmaasuqa ee 2020-2023

4th June 2020 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda la dagaalanka musuqmaasuqa ee 2020-2023 […]

caliciid

Qalabka ka hortaga Coranaha ee Deqmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal oo garay Dhuusamareeb

4th June 2020 admin 0

Magaalada Dhusamareb Ee Casimada Maamulka Galmudug waxaa Saakay Ka Degatay Diyaarad sida Agab caafimaad oo ka yimid dhanka Dowlada Somalia Agabkaan oo nocyo kala duwan iskugu […]

Jamacad Gedo

Daawo:Dhismaha cusub ee Jaamacada Gedo

4th June 2020 admin 0

Halkaan waxaan idinku soo gudbinaynaa Dhismaha cusub ee Jaamacada Gedo kaas oo ku yaala Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

dhabad

Wafti kasocda Galmudug oo gaaray Degmada Dhabad

4th June 2020 admin 0

Wasiir ku xigeenka dhinaca Amniga Maamul Gobaleedka Galmudug Burhaan Ismaaciil Xirsi ayaa kormeer dhinaca amniga ah ku tagay degmada Dhabad ee Gobalka Galgaduud oo maalamaha […]

mareeye

Wasiir Maareeye oo magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka

4th June 2020 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa C/fataax Daahir Jeyte u magacaabay in uu noqdo Maareeyaha Wakaaladda Badbacada Qaranka Soomaaliyeed. Maareeye […]

cabdisalaaan

Musharax Xilibaan Cabdisalan Saciid oo kasoo horjeestay nidamka Matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banadir

4th June 2020 admin 0

Musharax Xilibaan Ee DF Somaliya Mudane Abdisalam Said Hajji Ahmed. Ayaa Si Aad Ah Ugu Soo Horjeestay Matalaada Aqalka Sare Ee Gobolka Banaadir. 7 kursi […]

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes