Qalabka ka hortaga Coranaha ee Deqmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal oo garay Dhuusamareeb

caliciid

Magaalada Dhusamareb Ee Casimada Maamulka Galmudug waxaa Saakay Ka Degatay Diyaarad sida Agab caafimaad oo ka yimid dhanka Dowlada Somalia Agabkaan oo nocyo kala duwan iskugu jira  ayaa waxa logu talagalay Dagmoyinka Balanbal iyo Cabudwaaq oo maalmahan u sameyn ku yeeshay caabuqa Covid19.


Agabkan Caafimaad ayaa waxaa gudomay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Ciid waxana uu uga mahadceliyay Dowlada Somalia sida ay uga so jawaabtay codsigii ay u direen.Xilibaanada Ka Soo Jeeda Cabudwaaq Iyo Balambal.


Dhawaan Ayey Ahayad Xilibaan Farah Kurwayne Oo Kamid Ah Xilibanada Deeganadaas Iyo Senator Cabdiwaxid Goonjeex Oo Ay  Xiriir La Sameeyeen RW- Hassan Ali Khayre Una Sheegay In Xalad Caabuqa Covid19 Ku Sii Faafayo Cabudwaaq Iyo Balambal Iyo Deegaano Hoos Yimaada.
GEDOTIMES.COM

daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.