Daawo:Farmaajo iyo Khayre oo laga dalbaday inay Fuliyaan Balanqaadkoodii

farmaajo

Masuuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq iyo Xildhibaano Galmudug ah oo ka qeyb galay Kulan Dowladda Soomaaliya looga dalbanayay lacagtii Balan qaadka ahayd ee balaarinta Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq.

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali khayre ayaa mar ay Booqdeen garoonka Diyaaradaha Degmada caabudwaaq ayey sheegen inay ka qayb ka qaadanayaan Dhismaha garoonka Diyaaradaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.