Daawo:Allaha Unaxariistee Cabdi Tahaliil oo lagu aasay Muqdisho

cabditahaliil

Allah ha u naxariistee waxaa qabuuraha iskuul boloosiyo ee Magaalada Muqdisho maanta lagu naasay fanaankii weynaa ee Cabdi tahliil Warsame oo muddo ka badan 15 sano ku xanuunsanayay muqdisho.

Aaska cabdi tahliil warsame ayaa waxaa ka qeyb-galay maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka ,abwaano,fanaaniin iyo ehelada marxuumka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.