Akhriso:Bangiga Horumarinta Africa oo ku gacan sayray Codsi uu Deni u dirsaday

deni

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciiid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu codsi u dirsaday Bangiga Horumarinta Africa waxuuna ka codsaday Dhaqaale toos ah oo wax looga qabto Fatahaadi ka Dhacday Magaalada Qardho.

Bangiga Hurmarinta Africa ayaa u sheegay Deni inaysan dhaqaale toos ah siinayn balse waxii dhaqaale ah oo Soomaliya lagu horumarinayo inay siinayaan Dowlada Federaalka ah Soomaliya, hadalkaan ayaa waxuu waji gabax ku yahay Madaxwaynaha Puntland isagoo kala garan waayey Nidaamka Caalamiga ee Hay’adaha iyo dalalka kuwada xariiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.