Daawo:Magaalada Dhusamareeb oo lagu dhacay 3 Machine oo kuwa Oxgenta ah

ventilator

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta soo gaaray Diyaarad sida qalabka loogu talagalay Corornaha Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbal.

Sadex machine oo kamida kuwa loo isticmaalo dadka naqasku kudhigay ayaa lagula Haray magaalada dhuusamareeb waxaana la haray maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.