Wasiir Maareeye oo ka tacsiyadeyey geeridii Cabdi Tahliil warsame

mareeye

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allah u naxariistee geeridii ku timid allah ha naxariistee fanaankii weynaa ee Cabdi Tahliil warsame oo ku xunuunsanaa Magaalada Muqdisho.

allah ha naxariistee fanaanka ayaa muddo 18 sano xanuunsanaa sida ay eheladiisa inoo xaqiijigeen ugu dambey xalay uu Cisbitaal ku yaala muqdisho ugu geeriyooday.

inaalilaahi waa inaa ileys=hi Raajicuun.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.