Wafti kasocda Galmudug oo gaaray Degmada Dhabad

dhabad

Wasiir ku xigeenka dhinaca Amniga Maamul Gobaleedka Galmudug Burhaan Ismaaciil Xirsi ayaa kormeer dhinaca amniga ah ku tagay degmada Dhabad ee Gobalka Galgaduud oo maalamaha soo socda la filaayo in ay gaaraan madaxda Dawlad Goboleedka Galmudug

Maamulka Degmada Dhabad oo Wasiir ku xigeenka Amniga Galmudug iyo waftigiisa ku soo dgaweeyay Magaalada ayaa sidoo kale kormeeray goobo ay ka mid yihiin Xarumaha Maamulka iyo Saldhiga Booliska Dhabad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.