Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2020

balanbal

Sawiro:Banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Galmudug oo kadhacay Balanbale

30th May 2020 admin 0

Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Madaxda Maamulka Galmudug. Degmada Balanbale waxaa isugu soo baxay Dadweyne farabadan […]

diyaarad

Dowlada Soomaliya oo 132 Qof kasoo celisay Sacuudiga

29th May 2020 admin 0

Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa caawa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee […]

macalimow

Daawo:Gudoomiyihii Gobolka Gedo oo lagu soo dhaweeyey Baladxaawo

29th May 2020 admin 0

Wafti uu Horkacayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimuu, oo waheliyaan Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad, ee Gedo, Nasteex Cabdi Saalax, Taliyaha Ciidamada […]

qoor

Daawo:Qoorqor iyo la taliyihiise mahad salaad ayaa xaraga ka jaray Xarunta koraha Cadaado.

29th May 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” oo waheliyo Lataliyihiisa Gaarka ah ayaa xariga kajarey xarunta Karaantiilka Dadka qaba Caabuqa #COVID19 Ee degmada Cadaado. Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada […]

axmed madoobe

Amisom oo waxba kamajiraan ka dhigtay eedeymihii Axmed Madoobe iyo saaxibadii

29th May 2020 admin 0

Warqad Qoraala oo kasoo baxday Taliska Nabad ilaalinta Soomaliya ee loo yaqaano Amisom ayaa waxaba kama Jiraan ka dhigay eedeymo ay Axmed madoobe iyo saaxibadii […]

karaash

Karash oo qiray Faceboog in laga xiray iyo Deni oo ka dambeeyey

29th May 2020 admin 0

Warar lagu kalsoon yahay oo ka imaanaya masuuliyiin ku dhow Madaxwaynaha Puntland ayaa sheegay inuu Deni dacwad ka gudbiyey Facebooga Cusub ee sameystay Madaxwayne kuxigeenka […]

mayd

Gololeey: Dowlada oo cambaareysay falkii lagu laayey Dadka shacabka

29th May 2020 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, […]

axmedmadoobe

Daawo:Besha ogadeen oo sheegtay Dambiga Axmed Madoobe inaan naloo aaneynayn

28th May 2020 admin 0

Beesha Axmed Madoobe ayaa waxay ka hadashay Dhibaatada Axmed madoobe iyo kooxdiisii ka wado Jubbaland waxayna Baaq udireen Dowlada Soomaliya Beesha ayaa waxay sheegeen Axmed […]

qoorqoor

Sawiro:Qorqor oo Xildhiban iyo dhalinyaro ay isku beel yihiin Cadaado kula Shiray

28th May 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Cadaado kula kulmay Xildhibaano iyo Dhalinyarada ay isku beesha yihiin. Kulankaan […]

waraabe

Daawo:Waraabe oo diiday inuu raali galin ka bixiyo Aflagaadadii uu u gaystay dhulbahante

28th May 2020 admin 0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa inuu sixitaan ku sameeyay hadal uu maanta ku yiri madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland.

Axmedmadoobe

Daawo:Shiiq Daahir oo Dhibsaday in beel lagu shabadeeyo

28th May 2020 admin 0

Sheekh Daahir Axmad Cabdullaahi oo kamid ahaa Saaxiibadii Axmed madoobe ee heshiiska Nairobi kula galay ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Amb. Francisco Madeira. […]

qarax

Daawo:Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo qasaarihii ka dhashay

28th May 2020 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir […]

waare

Madaxweynaha Hirshabeele oo magacaabay guddiga mashaariicda ee xalka waara

28th May 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in […]

axmed madoobe

Daawo:Luuq oo laga Taageeray Hadaladii Francisco Madeira

28th May 2020 admin 0

Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Nool Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Iyo Maamulka Degmada Luuq ayaa Soo DhaweeyeyaHadaladii  Francisco Madeira, Waxayna si Kulul u […]

koronaha

Daawo:Soomaaliya oo Hoos u dhac ku yimid dadka qaba Fayriska koronaha

27th May 2020 admin 0

La taliyaha sare ee COVID19, Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay dalka […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes