Sawiro:Qorqor oo Xildhiban iyo dhalinyaro ay isku beel yihiin Cadaado kula Shiray

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Cadaado kula kulmay Xildhibaano iyo Dhalinyarada ay isku beesha yihiin.

Kulankaan ayaa looga arrinsaday doorka dhallinyarada kaga aadan wacyigalinta bulshada iyo siddii loo xakameyn lahaa qatarta cudurka faafa ee COVID-19 oo fara ba’an ku haya bulshada magaalada Cadaado.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha Galmudug ayaa dhallinyarada ku dhiiro galiyay inay kaalintooda ka ciyaaraan hanaanka dowlad wanaagga iyo dhismaha Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.