Daawo:Qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo qasaarihii ka dhashay

qarax

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen Sarkaalka gaariga watay oo ka mid ahaa Maamulka gobolka banaadir lagu Magacaabi jiray Cabdishakuur Xuseen Cabdi Dhicisow (Jaabiri) iyo qof kale oo la socday halka uu ku dhaawacmay askri ilaalo u ahaa sarkaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.