Madaxweynaha Hirshabeele oo magacaabay guddiga mashaariicda ee xalka waara

waare

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara.

Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in Guddigaan oo ka kooban 9 Xubnood ay u xilsaaranyihiin  isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah Xal u helida Biyaha Had iyo jeer ku fataha Magaalada Beledweyne iyo Guud ahaan deegaanada Hirshabelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.