Daawo:Shiiq Daahir oo Dhibsaday in beel lagu shabadeeyo

Axmedmadoobe

Sheekh Daahir Axmad Cabdullaahi oo kamid ahaa Saaxiibadii Axmed madoobe ee heshiiska Nairobi kula galay ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Amb. Francisco Madeira.

Shiiq Daahir ayaa sheegay inuu marka hore ka xun yahay sida asaga iyo ragii saxiixay heshiiskii Nairobi loogu shabadeeyey Beel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.