Daawo:Gudoomiyihii Gobolka Gedo oo lagu soo dhaweeyey Baladxaawo

macalimow

Wafti uu Horkacayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimuu, oo waheliyaan Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad, ee Gedo, Nasteex Cabdi Saalax, Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobolka Gedo, Bakaal Kooke, Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Gedo Cabdiqadir Cumar Biixi Iyo Masuuliyiin Kale ayaa lagu soo dhaweeyey Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Maamulka Degmada Baladxaawo, Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Nool Magaalada Baladxaawo, Ayaa Meel 10 Km U Jirto Degmada Kaga Hor Yimid Waftigaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.