Daawo:Qoorqor iyo la taliyihiise mahad salaad ayaa xaraga ka jaray Xarunta koraha Cadaado.

qoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” oo waheliyo Lataliyihiisa Gaarka ah ayaa xariga kajarey xarunta Karaantiilka Dadka qaba Caabuqa #COVID19 Ee degmada Cadaado.

Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada Cadaado ugu baaqay in guryahooda aay joogan waxa uu sidoo kale dowlada faderaalka ee soomalia ka codsaday in deegaanada Galmudug loo soo dhameystiro Qalabka Caafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.