Daawo:Besha ogadeen oo sheegtay Dambiga Axmed Madoobe inaan naloo aaneynayn

axmedmadoobe

Beesha Axmed Madoobe ayaa waxay ka hadashay Dhibaatada Axmed madoobe iyo kooxdiisii ka wado Jubbaland waxayna Baaq udireen Dowlada Soomaliya

Beesha ayaa waxay sheegeen Axmed Madoobe inuu iska Horkeenay Bulshadii Jubbaland Dilal joogta ah ka gaystay Kismaayo iyo Dhooblay waxii hada ka dambeeya dambiyada Axmed madoobe galo inaan beesha Ogaadeen loo saari karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.