Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2020

Mursal

Daawo:Soomaaliya oo taageero u muujisey Shacabka Reer Falastiin

31st January 2020 admin 0

Shirkii Barlamaanada Islaamka ayaa lagu soo gaba gabeeyey Caasumada Dalka Burkino faaso waxaana dalka Soomaliya ku matalaayey Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxmed Mursal waxuuna Khudbad dhinacyo […]

alankey

Daawo:3 Xildhibaan oo Sanado aan tagin Gedo ayaa sheegay in laga hor istaagay inay u dhoofaan Gobol Gedo

31st January 2020 admin 0

Sadex Xildhibaan oo katirsan Barlamaanka Soomaliya, Gobolka Gedona ugu dambeysay Maarkii la doortay ayaa waxay dowlada Soomaliya ku eedeeyeen inay ka hor istaagtay inay u […]

janan

Wasiir Qorshaynta Jubbaland oo iscasilay Kadib Fakashadii Wasiir Janan

31st January 2020 admin 0

Wasiirkii qorshaqeynta Jubbaland Aadan Aw-Xirsi ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo kadib markii sida uu yiri maamulka Jubbaland uu gacansiiyey wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan kaas […]

safiirtur

Daawo:Safiirka Soomaliya ee dalka Turkiga oo iska Fogeeyey Eedeymo loo soo Jeediyey

31st January 2020 admin 0

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed {Caydiid} oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa yiri mar uu […]

Janan

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa kasoo dagay Dekada Kismaayo

31st January 2020 admin 0

Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xassan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo isagoo Maray dhinaca Bada. Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan ayaa dhawaan […]

fowsiyo

Sawiro:Soomaaliya iyo Marooko oo heshiis dhanka khayraadka biyaha ah kala saxiixda

31st January 2020 admin 0

Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaliya, Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Dalka Marooko,  Abdelkader Amara , iyagoo ka wada […]

wasiir cawad

Daawo:Soomaliya oo Horumar ka sameysay Arimaha Dibada

31st January 2020 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda XFS Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa sharaxaad ka bixiyay is badalka iyo hormarka dowladdu ka sameysay siyaasadda arrimaha dibadda sadaxdii sano ee […]

khadiijo

Daawo:Wasaarada Dhalinyarada oo Sameysatay Wargeys ugaara

31st January 2020 admin 0

Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Khudbad Ka jeedisay furitaankii wargeyska DANAN oo baahin doona waxqabadka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya. […]

amaanreer

Daawo:Mamulka Jaamacada Africa graduate University oo ka hadlay furitaanka semesterka cusub ee 2020

30th January 2020 admin 0

Amaareer Isaaq oo Mamulka Jaamacada Caalamiga ah Africa graduate University ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay furitaanka semesterka cusub ee 2020.

Galmudug

Daawo:Haweenka Galmudug oo ka soo horjeestay Hadal kasoo yeeray Haween Taageersan Shiiq shaakir

30th January 2020 admin 0

Haweenka ku sugan Deegaanada Galmudug ayaa soo dhoweeyay Howlaha ay dowlada Soomaaliya ka wado Galmudug waxa ayna Raali galin ka bixiyeen Hadal Dhowaan ka soo […]

puntland

Sawiro:Masuuliyiin ka tirsan Dowlada oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Isimada Puntuland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida

30th January 2020 admin 0

Guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee Golaha shacabka BFS, Wasiiro, Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, odayaal dhaqmeed iyo siyaasiyiin ayaa garoonka diyaaradaha […]

wasiir cawad

Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada oo Tababar usoo Xiray Hawl wadeeno Kale Duwan

30th January 2020 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda XFS Ambassador Axmed Ciise cawad ayaa soo xiray tababar maalmo socday oo loo qabtay howl wadeeno ka socda dhowr hay’adood oo ay […]

Janan

Daawo:Nabadoon Garabroor Cabdirishiid Janan Xasuuq Badan Buu Gaystay

30th January 2020 admin 0

Nabadoon C/yare Garabroor oo kamida waxgaradka Jubbaland ayaa sheegay Wasiirkii Arimaha Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan inuu ahaa nin xasuuq ba’anka geystey Gobolka Gedo, Dowladana Ceeb […]

deni

Daawo:Deni oo Sharaftii Soomaliyeed Meel uga Dhacay

30th January 2020 admin 0

Hogaamiyaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Nairobi kaga qayb galay xaflad lagu soo dhoweynaayey isaga iyo weftigiisa, waxaana soo agaasimey Guddoomiyaha degmada Gaarisa Cali Bunow […]

Daawo:Guddiga Doorashooyinka Galmudug dib u dhigay doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka

29th January 2020 admin 0

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Galmudug Taa oo lagu waday in […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes