Daawo:Wasaarada Dhalinyarada oo Sameysatay Wargeys ugaara

khadiijo

Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Khudbad Ka jeedisay furitaankii wargeyska DANAN oo baahin doona waxqabadka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Wasiir Khadiijo ayaa sheegtay inuu wargayskaan wax badan ka badali doono waxqabadka wasaarada waxaana lagu soo bandhigi doonaa hawlaha wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u hayso Bulshada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.