Daawo:Haweenka Galmudug oo ka soo horjeestay Hadal kasoo yeeray Haween Taageersan Shiiq shaakir

Galmudug

Haweenka ku sugan Deegaanada Galmudug ayaa soo dhoweeyay Howlaha ay dowlada Soomaaliya ka wado Galmudug waxa ayna Raali galin ka bixiyeen Hadal Dhowaan ka soo yeeray Haween kale oo Dhusamareb Warbaahinta Qaar kula hadlay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.