Daawo:Nabadoon Garabroor Cabdirishiid Janan Xasuuq Badan Buu Gaystay

Janan

Nabadoon C/yare Garabroor oo kamida waxgaradka Jubbaland ayaa sheegay Wasiirkii Arimaha Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan inuu ahaa nin xasuuq ba’anka geystey Gobolka Gedo, Dowladana Ceeb bay ku tahay inuu Xabsiga ka Fakado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.