Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada oo Tababar usoo Xiray Hawl wadeeno Kale Duwan

wasiir cawad

Wasiirka arrimaha dibadda XFS Ambassador Axmed Ciise cawad ayaa soo xiray tababar maalmo socday oo loo qabtay howl wadeeno ka socda dhowr hay’adood oo ay ku jiraan, madaxtooyada, hay’adda socdaalka, xafiiska ra’iisul wasaaraha, aqalka sare iyo golaha shacabka, iyadoo tababarka uu qabtay machadka tababarka Diplomaasiyiinta ee dhawaan dib loo howl galiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.