Daawo:Guddiga Doorashooyinka Galmudug dib u dhigay doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Galmudug Taa oo lagu waday in Maalinta berri oo Khamiis ah ay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.