Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2019

qarax

Daawo:Xaalada Ex Kontorool Afgooye Maalin Kadib Qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaliyeed

29th December 2019 admin 0

Shalay oo ahayd Maalin Axada waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ay dad badan oo shacab ah ku dhinteen qaar kaloo badana ku dhaawacmaeen Tirada […]

cagjar

Madaxwayne Mustafa Cagjar oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhalatay qaraxii ka dhacay Muqdisho

29th December 2019 admin 0

Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethopia Md.Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, isagoo uga tacsiyeeyay dadkii Shacbaka […]

Sawiro:Madaxwaynaha Soomaliya oo sagootiyey Dhawaacii iyo Dhimashadii loo qaaday Turkiga

29th December 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku […]

Sawiro:Khayre oo Booqday xarunta gurmadka deg-degga ah iyo Isbitaalka Erdoğan 

29th December 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu kasoo gaartay […]

Sawiro:Turkiga oo daawo iyo Dhaqaatiir usoo diray Soomaaliya

29th December 2019 admin 0

Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay dadkii Soomaaliyeed oo dhaawacyadu ay […]

Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka oo booqday Dhaawacyo ku jira Isbitaalka Erdugan

28th December 2019 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa booqday dhaawacyada dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay Ex-controll Afgooye ee […]

Sawiro:Wasiiro booqday Dhaawacyadii Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

28th December 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Qorsheynta, Warfaafinta, Gargaarka, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo meel mariyay sharciga doorashooyinka Qaranka

28th December 2019 admin 0

Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay dhawaanahan ka doodayeen. Kulanka Golaha oo uu shir guddoominayay […]

aqalka sare

Muuqaal:Golaha Aqalka sare oo ka tacsiyadeeyay qaraxii Ex-koontarool Afgooye

28th December 2019 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ku hadlaya Golaha ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada dadkii […]

khayre

Daawo:Ra’iisulWasaare Khayre oo magacaabay Guddiga Gurmadka Qaran

28th December 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo sameeyo dadka waxyeellado kasoo […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

28th December 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee […]

qarax

Daawo:Qasaaraha uu gaystay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

28th December 2019 admin 0

In kababadan 30 qof ayaa ku Geeriyootay kuwa kale oo badana wey ku dhaawacantay Qarax ismiidaamin ah oo Saaka ka dhacay isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee […]

Cumar

Sawiro:Guddoomiyaha GobolkaBanaadir oo tegay goobtii uu ka dhacay qaraxii saaka

28th December 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saakay ka qeyb qqatay u gurmashada dadkii masaakiinta ahaa ee ay […]

qarax

Akhriso:Qasaaro ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

28th December 2019 admin 0

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex- Koontarool Afgooye ee Magaalada […]

Xamza

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley

27th December 2019 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes