Daawo:Xaalada Ex Kontorool Afgooye Maalin Kadib Qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaliyeed

qarax

Shalay oo ahayd Maalin Axada waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax ay dad badan oo shacab ah ku dhinteen qaar kaloo badana ku dhaawacmaeen Tirada dadka ku dhintay Qaraxaas ayaa waxaa lagu sheegay 76 Qof 100 qof ka badana waxaa kasoo gaaray Dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.