Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2019

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020

31st December 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku […]

Danab

Ciidanka Danab oo cagta mariyey kooxda Alshabaab todoba Tuulana ka xoreeyay

31st December 2019 admin 0

Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in argagaxisada […]

Daawo:Musharax madaxweyne kuxigeenka galmudug oo dhusamareeb lagu soo dhaweeyey

31st December 2019 admin 0

Musharax madaxweyne kuxigeenka galmudug mudane maxamed Shuuke Macalin Cabdi ayaa si weyn loogu soo dhaweyay magalada dhusamareeb ee casimada Galmudug. Soo dhawenynta Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka […]

muse

Xukuumadda Somaliland oo dacweynaysa xisbiyada mucaaridka ah

31st December 2019 admin 0

Maamulka Muuse biiixi ayaa sheegay inay dacwad kusoo oogayaan xisbiyada mucaaridka ah ee Soomaliland kuwaas Been abuur ka sameeyey Dhul ay leedahay Maamulka Soomaliland.

Bayle

Daawo:Wasiir Bayle oo Xildhibanada uga Mahadceliyey Ansixinta Miisaniyada 2020

31st December 2019 admin 0

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii la […]

bosaaso

Daawo:Duqa Bosaaso oo cunaqabatayn saaray Ganacsatada Wareega

31st December 2019 admin 0

Duqa Magaalada Boosaaso ayaa waxuu amaro Culus dul dhigay Dadka ku ganacsada Hareeraha wadooyinka Magaalada Boosaaso.

barlaman

Xildhibaanada Labada Aqal oo go’aan ka gaaraya Miisaaniyada 2020

31st December 2019 admin 0

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa inay wadajir u ansixiyaan Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo […]

Daawo:Fanaan Bk oo raali galin ka bixiyey Aflagaadadii u gaystay Shacabka Soomaliyeed

30th December 2019 admin 0

Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa sheegay inuu kala garan waayey fankii iyo Siyaasada waxuuna Raali galin ka bixiyey aflagaadadii uu gaystan Shacabka Soomaliyeed gaar ahan […]

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dhuusamareeb Soo Gaaray

30th December 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha […]

khadiijo

Daawo:Mujaahid Khadiijo oo ka maqan Gurmadka Qaran ee Qaraxii Muqdisho

30th December 2019 admin 0

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mujaahid Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka muuqan gurmadka loo sameynayo Shacabka Soomaliyeed ee waxku noqday qaraxii gaystay Qasaaraha badan ee […]

Sawiro: Dowlada Soomaaliya oo Balanqaaday daryeelka Dhaawacyada Weerarkii Ex-Kantarool Afgooye

30th December 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan Guddiga gurmadka Qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba ridka howlaga gurmadka, ayaa maanta […]

qarax

Nabad Sugida Soomaliya oo shaacisay cida ka dambaysa qaraxii Ex-koontarool Afgooye

30th December 2019 admin 0

Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Goordhow sheegtay in qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho uu qorshayntiisu lahaa Dal […]

aqalka sare

Aqalka sare oo ka doodaya xeerka Saxaafadda Soomaaliya

30th December 2019 admin 0

Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS, Ajandaha kulanka ayaana ah aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada […]

Daawo:Turkiga oo Qaabilay Dhaawacii lageeyey Dalka Turkiga

30th December 2019 admin 0

Wasiirka Caafimaadka ee Dalka Turkey iyo Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas ayaa la wareegay dhaawacyadii Dawladda Soomaaliya u dirtay Daaweyn dalka debadiisa ah.

Qaraxii Muqdisho iyo Isbahaysiga Mucaraadka Ma la dhihi Karaa Xirir baa ka dhaxeeya

30th December 2019 admin 0

28/12/2019 waxay ahayd maalin madoow oo murugo iyo naxdin leh,wax aad iyo aad looga naxo baa ku soo dhacay dhegaha dadka Soomaaliyeed gudaha iyo dibadaba […]

Posts pagination

1 2 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes