Daawo:Wasiir Bayle oo Xildhibanada uga Mahadceliyey Ansixinta Miisaniyada 2020

Bayle

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka doodayeen.

188 Xildhibaan ayaa ogolaatay Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2020 , hal xildhibaan ayaa diiday halka ay labo xildhibaan oo kalena ka Aamuseen.

Wasiirka maaliyadda XFS mudane Abdirahman Dualeh Beileh ayaa labada gole ee baarlamanka uga mahad celiyay anisixinta miisaaniyadda dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.