Daawo:Fanaan Bk oo raali galin ka bixiyey Aflagaadadii u gaystay Shacabka Soomaliyeed

Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa sheegay inuu kala garan waayey fankii iyo Siyaasada waxuuna Raali galin ka bixiyey aflagaadadii uu gaystan Shacabka Soomaliyeed gaar ahan dadkii ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho Ex Kontorool Afgooye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.