Daawo:Musharax madaxweyne kuxigeenka galmudug oo dhusamareeb lagu soo dhaweeyey

Musharax madaxweyne kuxigeenka galmudug mudane maxamed Shuuke Macalin Cabdi ayaa si weyn loogu soo dhaweyay magalada dhusamareeb ee casimada Galmudug.

Soo dhawenynta Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Shuuke Macalin Cabdi waxaa Dhuusamreeb kusoo dhaweeyey Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, wasiiro ka tirsan Galmudug iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.