Daawo:Mujaahid Khadiijo oo ka maqan Gurmadka Qaran ee Qaraxii Muqdisho

khadiijo

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mujaahid Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka muuqan gurmadka loo sameynayo Shacabka Soomaliyeed ee waxku noqday qaraxii gaystay Qasaaraha badan ee ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahan Ex- Kontarool Afgooye.

Wasiir Khadiijo ayaa waxaa looga bartay inay kaalin muuqato ka qaadato Gurmadka loo sameynayo shacabka Soomaliyeed balse hada way ka maqan tahay gurmadkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.