Nabad Sugida Soomaliya oo shaacisay cida ka dambaysa qaraxii Ex-koontarool Afgooye

qarax

Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Goordhow sheegtay in qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho uu qorshayntiisu lahaa Dal shisheeye.

War qoraal ah oo lagu daabacay Bogga Twitter-ka hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Madaxda Qaranka u gubisay waxbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye.

Weerarkaas waxaa ku dhimatay in ka badan 70 qof oo u badnaa shacab, sida ay sheegeen hay’adaha Aminga Dowlada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.