Akhriso:Qasaaro ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

qarax

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex- Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Muqaalo laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinaya in burbur xoogan uu soo gaaray, islamarkaana ay burbureen gaadiid halkaas yaalay oo kamid ahaa Bus ay saarnaayeen Arday.

Wararka laga helay goobta qaraxa ka dhacay ayaa sheegay inuu jiro qasaaro badan kuwaaa oo wali la shaacin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.