Daawo:Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley

Xamza

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu saameeyay fatahaado halkaasi ku dhuftay.

Waftiga uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka iyo xubno ka socady Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku tegay Degmada Dhoobley ayaa waxaay soo booqdeen meelaha ay dadka barakacayaasha deganyihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.