Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

madi

Kulan Lagaga Hadlayo Aminga & Caafimaadka Oo Muqdisho Ka Dhacay

28th February 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta iyo dib-udhiska kaabayaasha dhaqaale ee […]

faysal

Daawo:Ganacstada Jabuuti Oo Canbarerey hadalkii Faysal Cali waraabe

28th February 2018 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Ucud Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu la yaabay Go’aanka Dowlada Jabuuti ka qaadatay Shirka Dp world asagoo sheegay inay tahay in Jabuuti […]

ikhlaas

Hayada Ikhlaas ayaa iskuulkii Sadaxaad oo ay wax kubaranayaan caruur agoon ah waxay ka hirgalisay Baladwayne

28th February 2018 admin 0

Hayada Ikhlaas Foundation ayaa iskuulkii Sadaxaad oo ay wax kubaranayaan caruur agoon ah waxay ka hirgalisay Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiiraan, xaruntaan ayaa waxaa ka […]

buug

Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigayay buug lamac baxay nabad doon ayaa lagu soo bandhigay magalada caabudwaaq

28th February 2018 admin 0

Xaflad balaran oo lagu soo bandhigayay buug layirahdo nabad doon oo ay qortay qoraa da’yar oo lagu magacabo Hani daljecel ayaa waxaa lagu soo bandhigay […]

koronto

Daawo:Jeneral Koronto oo sheegay inay bilaabeen Hawlgal Lagu Sugayo Aminga Wada Isku Xidha Jawhar & Balcad

28th February 2018 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay ka bilaabeen Hawgal lagu sugayo amaanka wadada udhaxaysa Jowhar Iyo Balcad waxaana saas sheegay Taliyaha Ciidanka Qaybta 27aad Jenaraal […]

No Image

Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Cabdiqaadir hasan Cabdile & Shukri Jamac Xuseen

28th February 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha Ka dhacay Arooskii Cabdiqaadir hasan Cabdile & Shukri Jamac Xuseen Waxaana Ilaahay looga baryayaa in ilaahay kadhigo kuwii isku […]

Suuq madoow oo carruurta lagu iibiyo miyaa ka jira Somaliland?

28th February 2018 admin 0

Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu aqooni jirin, sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ee Hargaysa. Maxkamadda rafcaanka Hargaysa, ee […]

SAWIRRO: Madaxweyne Waare oo Shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiiirada Hirshabelle

28th February 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle kaasi oo Ka Dhacay Madaxtooyada Hirshabelle ee Magaalada Jowhar  waxaana lagu […]

Ciidamada oo qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa

28th February 2018 admin 0

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale ciidamada xoogga dalka […]

dagal

Akhriso:-Ciidamada Dowladda Oo Dib Uga Soo Baxay Deegaanka Moqokori

28th February 2018 admin 0

Arroornimadii hore ee saakay ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayeen tiro yar oo ka tirsan ciidamada Itoobiya waxa ay dagaal kula wareegeen deegaanka Moqakori […]

ciidamo

Ciidamada Dowlada ayaa deegano cusub kala wareegay Alshabaab

28th February 2018 admin 0

Ciidamada dowladda ay saakay la wareegeen deegaanka Moqakori ee gobolka Hiiraan oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab. Waxana la sheegay in halkaasi uu ka dhacay […]

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Shir Uga Qeyb Galaya Dalka Qatar

28th February 2018 admin 0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Doxa ee Wadanka Qatar. Masuuliyiin ka tirsan dowladda […]

deg

Ciidamada xooga oo Al-shabaab Saakay kala wareegay deegaanka Moqokori.

28th February 2018 admin 0

Ciidamada Xooga Soomaaliya ayaa Saakay aroortii hore waxay weerar ay ku qaadeen deegaanka Moqokoro ee Gobolka Hiiraan, deegaankaas oo horay ay ugu sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab. […]

Ganacsatada G/Banaadir iyo Wasiirka Maaliyadda Maxaa kala heesta ? hadalo kala Duwan ayay soo saareyn

28th February 2018 admin 0

Wali xal lagama gaarin, mana muuqato rajo ama calaamado muujinaya in la xaliyo khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda, dhinac walba oo arintaan ay khuseysa ayaa ku […]

danab

Howlgalka guur guura ee Dowladda oo kordhisay

28th February 2018 admin 0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo ka socda meelo badan oo ka mid ah Gobalada Soomaaliya, waxaana Al-Shabaab laga […]

Posts pagination

1 2 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes